Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay weerarkii Jaamacadda Gaarisa.[Masawiro]
(April 7, 2015)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay bayaan ka soo saartay weerarkii ay ururka Al-shabaab ku bartil maamsadeen Jaamacadda Gaarisa,waxaan weerarkaas ku dhintay arday gaaraysay 149 h
Madaxweynaha DFS iyo Nickolas Kay Oo Ka Wadahadlay Hiigsiga 2016ka.
(April 7, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland oo gudoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug
(April 7, 2015)
Gaalkacyo:-Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland C/weli Maxmed Cali Gaas maanta oo Tix Lr 35, 7 April 2015 ayaa waxaa lagu magacabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug C/qaadir Shire Faar
Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS oo maanta booqatay Iskuulo ku yaala Muqdishu.[Masawiro]
(April 7, 2015)
Muqdisho:-In wasiiradu ay booqdaan xarumaha waxbarashada si ay da'yarta u dhiiri-geliyaan, waxay ka mid tahay tillaabooyin ka muujinaya xiriirka ka dhaxeeya siyaasiyiinta iyo bulshada quudata Aqoonta
Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo geystay khasaaro kala duwan
(April 7, 2015)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax miino loo dhigay gaari uu la socday Guddoomiye ku xigeenka gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur