Maxaa Jaamacadda Nugaal U qabsoomey guud ahaan, gaar ahaan sanad dugsiyeedkii tagey ?
(April 14, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo fekerka iyo riyadii Aasaaska Jaamacadda Nugaal ay ahayd 1999. Iyadoo furitaan ka jaamacaddu uu aha iskaashi dhex marey waxgaradka deegaanka iyo qurba joogta u dhalatey deegaan ka.
Mashruuca Badbaadinta Soomaalida Koonfur Afrika W/Q.Mohamed Aadan Abdille
(April 14, 2015)
HORUDHAC:-Marka badbaadin la sheego koonfur afrika soomaalida waxaa dhici karto dadka badankood in niyadooda ay ku soo dhacdo dilka ka jira wadanka koonfur afrika ee soomaalida. Waa sax dil ayaa ka j
NISA oo War ka soo saartay Weerarkii Xarunta Wasaaradda Tacliinta Sare .
(April 14, 2015)
Muqdisho: Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare,  ayaa ugu horeyn waxa uu Tacsi udiray dhamaan Qoysaskii iyo Qaraabadii iyo Eheladii ay ka
Wasiirka Amniga DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare
(April 14, 2015)
Muqdisho:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii Arg
Faahfaahin:-Xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo la weeraray
(April 14, 2015)
Muqdisho:- Weerar is miidaamin iyo qaraxyo ah ayaa waxaa laga maqlayaa xarunta Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho , xarunta la weeraray ayaa wa
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado
(April 14, 2015)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan gaaray degamada Cadaado iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada
Madaxweynaha DFS oo maanta la filayo in uu gaaro degmada Cadaado
(April 14, 2015)
Cadaado:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa la filayaa saaka in uu gaaro magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb,halkaas oo uu ka soc