Culimo uu hogaaminayo Sh.Dr c/risaaq Takar oo booqday Machadka Saylac.[Masawiro]
(April 18, 2015)
Borama:-Culimo uu hogaaminaayo Sh Dr c/risaaq Takar ayaa booqosho dacwadeed ku tegay magaalada Boorama taas oo ay kulan wayn la yeesheen dhamaan ardayda wax ka dhigata Machadka halkaas oo uu ku soo dh
Wejiga koowaad ee shirka Tana Forum ee ka soconaya Dalka Ethiopia oo soo dhammaaday.[Masawiro]
(April 18, 2015)
Addis:-Wejiga koowaad ee shirka Madaxda afrika uga furmay Dalka Ethiopia ayaa soo dhammaaday goor dhaweyd , waxaana looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga iyo horumarinta geeska Afrika.  Madaxwey
Shirweynaha Madaxda Afrika oo looga hadlayo arrimaha Amaanka Afrika oo ka furmay Itoobiya.[Masawiro]
(April 18, 2015)
Addis:-Magaalada Bahar-Daar ee Dalka Ethiopia ayaa goor dhaweyd waxaa si rasmi ah uga furmay shirka madaxda dalalka Afrika oo looga hadlayo qodobo la xiriira Amaanka Qaaradda Afrika oo lagu casumay Ma
Madaxweynaha DFS oo ka galaya Shir Madaxeed dhinaca amniga Ee Urdun
(April 18, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah
Xildhibaan ka tirsan Puntland oo Muqdisho lagu dilay iyo Gudoomiye Siciid Shire oo ka Tacsiyeeyey.
(April 18, 2015)
Garoowe:-Gudomiyaha Baarlamanka Dowladda Puntland Siciid Xasan Shire  Ayaa Ka tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen (Aadan Yare) Oo saaka  Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho. Gudomiyaha Baa
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari oo SBC uga waramay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Baalade ee Boosaaso [Dhagayso]
(April 18, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo saaka la hadlayay SBC,ayaa Faah faahin ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso ee xarun
Madaxweyne ku xigeenka PL Eng.Cabdixakiin Camey oo qaabilay wefdi ka socday QM iyo Midowga afrika.[Masawiro]
(April 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay w
Madaxweyne Gaas iyo wefdigii uu hogaaminayey oo gaaray magaalada Bahar- Daar ee Dalka Ethiopia
(April 18, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii hore ee maanta kullan kula qaatay dalka Ethiopia Madaxweynaha jaamacadda shaqaalaha Rayidka ah ee dalka Ethiopia Dr, Haile-M