Nadwada ka socota masjidka alrowda ee maagalada boosaaso oo gashay habeenkeedii 5aad (Masawiro)
(April 19, 2015)
Boosaaso:-Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Magaalada Boosaaso ayaa gashay habeenkeedii 5aad, Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Dhibaatooyinkii ay shiicadu ku samaysay d
Kulan cilmiyeed loo qabtay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika oo ka dhacay Hoolka shirarka ee Jaamacada EAU Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalla.[Masawiro]
(April 19, 2015)
Boosaaso:-Kulan cimiyeed sakay loogu qabtay ardayda jamacada bariga Afrika oo ka dhacay hoolka shirarka ee jamacada Dr C/qaadir Maxamed Cabdala.Ugu horayn ayaa kulanka waxaa lagu furfurtay ayaad ka mi
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(April 19, 2015)
Norway:- Waxaa haatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
Shirka Tana Forum ee ka soconaya Dalka Ethiopia oo maalintii labaad galay (Masawiro)
(April 19, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maalintii labaad galay shirka looga hadlayo amaanka qaaradda Afrika ee ka soconaya magaalada Bahar-daar ee dalka Ethiopia , waxaana maanta khudubado kala duwan ka jeediyey madaxdii ka
Gudoonka Barlamanka J/land oo la Shaaciyey wakhtiga La Dooranayo (Dhageyso)
(April 19, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey waqtiga rasmiga ah oo ay dhici doonto doorashada hoggaanka barlamanka Ju
Saraakiil ka tirsan DFS oo tababar loogu soo Xiray Muqdisho (Masawirro)
(April 19, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar usoo xiray saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxana munaasabadda oo ka dhacday xerad
Madaxweyne ku xigeenka PL oo daahfuray shir Hay’adda UNOPS ku soo bandhigaysay horumarinta Puntland.[Masawiro]
(April 19, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-4-2015 xarunta PDRC ee Garoowe uga qeyb-galay shir Hay’adda Mas