Barmaamijka Faaqiidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Eedaha Argagixisada. [Dhagayso]
(April 24, 2015)
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadka waxaa uu ku saabsan yahay eedaha soo cusboonaaday ee dhalinyaro Soomaali ee ku nool dalka Maraykan ah lagu eedeeyay taageerada argagxisada. Hoos ka Dhagayso Barn
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Nairobi Sh Umal.[Daawo Video-ga]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay Cuntada & Cabidda yarayso aad Caafimaadide, Sheekh Umal ayaa waxaa dadweynihii dhagaysiinayey waxaa uu dareensi
Gudoomiyaha rugta ganacsiga dowladda Puntland C/raxmaan Warsame oo waraysi siiyey Halgan.net.[Cod/Masawiro]
(April 24, 2015)
AddisAbba:-Gudoomiyaha rugta ganacsiga dowladda Puntland C/raxmaan Warsame Jaamac oo maal mahaan booqasho ku joogay Itoobiya ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Itoob
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaye ee Nairobi Sh Xassan Ibrahim[Dhagayso]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ,Khudbada Jimce ayaa waxaa cinwaankeedu uu ahaa Maxaa u diyaarsatay Maalinta Danbe eaxaa khudbadaan soo
Madaxweynaha DFS Oo Shacabka Turkiga Kala Qaybgalay Xuska Maalin Qaran
(April 24, 2015)
Istanbul:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kagala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo
Isii codkaaga 1aad Maxamed Cabdiraxmaan Axmed (Maxamed Shiine)
(April 24, 2015)
Leicester:-Magaceyga waa Maxamed Cabdiraxmaan Axmed (Maxamed Shiine), waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aad ugu dadaala dhammaan communitiyada kala duwan sidda Muslimka, madowga iyo waliba inta laga ti
Mu’ tamarkii 8aad ee Holland ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland iyo nawaaxigeeda
(April 24, 2015)
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa  waxaa la qabanayaa 06 -05 ilaa 10-05-2015 Ka soo qey