Afhayeenka baarlamaanka Jubaland iyo labadiisa ku xigeen oo la doortay (Masawiro)

April 28, 2015 - Written by Editor

14Kismaayo:-Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka J/land ayaa maanta waxay doorteen gudoomiyaha baarlamaanka J/land iyo labadiisa ku-xigeen waxaana isku soo sharaxay oo ku tartamay  4 Musharax oo kala ahaa: Fiilow Isaaq Ibraahin, Sh.Cabdi Maxamed,Maxamed Cali Yuusuf,Axmed Cabdi Qaasim.

Doorashada baarlamaanka J/land ayaa waxaa ay u dhacday si qarsoodi ah waxaana ku guuleystey guddoomiyaha baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee J/Land  Cabdi Maxamed Cabdirahmaan oo ka soo jeeda beelaha Digil & Mirifle.

Guddoomiye kuxigeen 1aad ee Maamulka J/land ayaa waxaa loo doortay Aadam Khaliif Xaaji Yusuf oo ka soo jeeda beelaha Harti .halka gudoomiye ku xigeenka 3aadna loo doortay Cabdi Baaley Xuseen oo ka soo jeeda beesha Gaalkjecel .

no images were found

.Maamulka J/land ayaa in ka badan sanad soo waday dhismaha Maamulka J/land waxaana maanta ay soo afmeereen doorashada Shirguddoonka Baarlamaanka Jubaland.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online