Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Xaalada dalka Yemen (Akhriso)

April 1, 2015 - Written by Editor

Bayaan-1Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ayaa maanta waxaa ay Bayaan ka soo saartay xaalada dalka Yemen oo ay ku socoto Duqeyn dhanka cirka ah oo ay horkacayso dowlada Sacuudiga .

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa dusha uga tuurtay dhibka ka soo kordhay xaalada dalka Yemen kooxda Xuutiyiinta iyo dowlada Iran.

Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah Bayaanka Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan xaalada dalka Yemen Hoos ka Akhriso Bayaanka

.

no images were found

Wa billaahi towfiiq
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed
Golaha Fulinta
Muqdisho- Soomaaliya

Halgan.net
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online