Khudbadii Jimce ee maanta oo uu Sh Umal uga hadlay Weerarkii Garissa Collage.[Video-ga]

April 10, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay weerarkii ay ururka Al-shabaab la beegsadeen Jaamacadda Gaaris oo khasaaro badan uu ka dhashay taas oo sababtay in dowladda Kenya ay xireen Xawaaladihii Soomaalida , Shirkado ganacsi iyo Akowntiyaal ay leeyhiin ganacsato iyo culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.

Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa ku booriyey dadweynihii dhagaysanayey khudbada Jimcaha in ay adkeystaan oo imtixaanaadka socda ay u sabraan oo diinta ay qabsadaan isagoo Sheeku uu sheegay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo jiritaanka dadka Muslinka ah iyo nabadgelyada oo haddii ay dhib ka dhacdo dalka Kenya ay muslimiintu dhibku ay gaarayso maadaama ay yihiin dad tiro yar.

Sheekh. Maxamed Cabdi Umal ayaa ka digay afkaarta guracan ee Al-shabaab isagoo Sheekhu uu xusay in uu horay arrimahaaas uga digay haddana uu ku celinayo in da’yartu aysan ku kadsoomin.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal uga hadlay Weerarkii garissa collage Khutbah 10/4/2015

Source: Salaf Media

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online