Kulan cilmiyeed loo qabtay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika oo ka dhacay Hoolka shirarka ee Jaamacada EAU Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalla.[Masawiro]

April 19, 2015 - Written by Editor

IMG_3601Boosaaso:-Kulan cimiyeed sakay loogu qabtay ardayda jamacada bariga Afrika oo ka dhacay hoolka shirarka ee jamacada Dr C/qaadir Maxamed Cabdala.Ugu horayn ayaa kulanka waxaa lagu furfurtay ayaad ka mid ah quraanka kariimka ah. Intaa ka dib ayaa hadalka waxaa lagu soo dhaweyey madaxa arimaha ardayda ee jamacada EAU Ustaad Maxamed faahiye isagoo shegay muhiimada kulanka u u leeyahay ardayda.

Sidoo kalena mahadnaqa ilahay ka dib u mahadnaqay mu,usasada al minhaaj oo iyadu barnaamijkan soo diyaarisay qayb libaax ahna ka qadatay isku dabrida kulankan. Waxaa intaa ka dib loogudagalay muxaadaro cinwaankeedu yahayجغرافية التشيع فى العالم الإسلامي waxaana soo jediyay Sh.C/qani Qorane isagoo shekhu ka hadlay sababta kentay in laga hadlo shiicada xiligan in ay tahay faafitaankeeda oo na soo gaaray.

Sidaa daraadeed ay lagamarmaan ay tahay in la ogaado waxa ay shiico tahay sii hadhaw ay u dhibyaraato ka hortagideeda. Shekha ayaa ugu horayn ku bilaabay xog ku saabsan shiicadu waxa ay tahay iyo inta ay u qaybsanto sidoo kalena sheegay waxyaabaha ay aminsanyihiin Muxaadarada shekha usoo jeediyay ayaa ahayd mid soo jiidasho leh.

Isku soo wada duubo kulanka manta ayaa waxuu qayb ka yahay nadwada sandkan lagaga hadlayo shiicada iyo mawqifka ahlusunuhu ay ka leeyihiin ee ay wado mu,asasada al minhaaj ee dacwada iyo hormarinta.

no images were found

Mu’ssadda Al- Minhaaj
Bosaso, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online