Madaxa Hay’adda Nordic international oo isku day dil ka badbaaday (Masawiro)

April 28, 2015 - Written by Editor

1Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegay in qarax lala beegsaday gaari uu lahaa madaxa hay’adda Nordic international Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad waxaana qaraxa ku dhaawacmay dad rayid ah oo wadada marayey.

Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ah madaxa Hay’adda Nordic international Support ayaa waxaa uu ka hergaliyey magaalada Gaalkacyo nalalka ku shaqeeya cadceedda. Madaxa hay’adda Nordic international Support ayaan ka badbaaday qarax miino ee gaarigiisa lala eegtay .

Warbaahinta Al-Shabaab ayaa ku sheegatay madaxa Hay’adda Nordic international in uu shaqeeyo QM waxayna dhowr mar ugu hanjabeen in ay dili doonaan haduusan joojin galinta nalalka Cadceeda si ay mugdiga ugu laayaan haldoonka magaalada Gaalkacyo.

no images were found

Ururka Al-Shabaab ayaa ku dilay magaaalada Gaalkacyo nabadoono,Isimo,waxgarad,saraakiil iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online