Madaxda maamulada Soomaaliya oo beri ku wajahan magaalada Garowe

April 28, 2015 - Written by Editor

madaxGaroowe:-Wararka naga soo gaaraya  magaalada Garoowe ayaa sheegay in maalinta beri la filayo wufuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh. Maxamuud , Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan , Madaxweynaha Koonfurta Shariif Xassan.

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka furmi doona shir wada tashi oo socon doona 2 maalin waxaan shirka ka soo qayb geli doono Dowladda Federaalka Soomaaliya , Maamulka Jubaland, Maamulka Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Shirka wada tashiga ee ka dhici doona magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo dhowr ah o ay ka mid yihiin Hiigsiga 2016 , Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya ,maamul u samaynta Gobollada dalka.

Shirka wada tashiga ee ay ku yeelanayaan madaxda maamulada dalka Soomaaliya ay ku yeelanayaan Garoowe ayaa ku soo beegmaya xili Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu furay shir ka socda degmada Cadaado oo maamul looga dhisayo gobollada dhexe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online