Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Garoowe

April 28, 2015 - Written by Editor

XassanGaroowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland wafdi uu hogaaminayo Madax weynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku xigeenka Eng.Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay’,Guddoomiyaha Baarlamanka Siciid Xassan, Wasiiro , Xildhibaano , Issimo, Saraakiil Ciidan.

Waxaa kale wadooyinka magaalada Garoowe taagnaa dadweyne fara badan oo soo dhaweynayey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud iyo wafdiga la socda ee ka yimid magaalada Muqdisho.

Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud ayaa waxaa loo galbiyey Madaxtooyadda dowladda Puntland halkaas oo dhawaan ay saxaafadda kula hadli doonaa.

Wixi faahfaahin oo soo kordha kala soco Halgan.net

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online