Wasiirka G/dhiga ee DFS oo dalka Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo Amniga.

April 28, 2015 - Written by Editor

1Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo uga qayb gali doono shir looga hadlayo amniga, waxana wasiirka kusoo sagootiyay garoonka Aaden Cadde saraakiil ka tirsan CXDS.

Wasiirka ayaa sheegay inta uu ku sugan yahay dalka Kenya in uu la kulmi doono saraakiil sare oo dhanka ammaanka ka taagero Soomaaliya, kuwaas oo ay ka wada xaajoon doonaan dar-dargelinta arrimaha Amniga iyo xoojinta taageerada ay dhinaca amniga ay ka siiyaan Soomaaliya.

Dhanka kale. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, Taliyaha Ciidamadda XDS, S/G Daahir Aaden Cilmi iyo Abaanduulaha CXDS, ayaa tacsi u diray S/G Ismaaciil Qaasim Naaji oo xaaskiisa ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.Waxayna allah uga baryeen in uu jannaadiisa ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir uu ka siiyo.

no images were found

—DHAMMAAD—-

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online