Puntland oo beenisay In mashruucii Dhismaha Dekedda Boosaaso loo wareejiyey Garacad.[Dhagayso]
(May 11, 2015)
Boosaaso:-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay in mashruucii lagu ballaa
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo booqday qoyska AUN Xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir.[Masawiro]
(May 11, 2015)
Gaalkacyo:-Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa Booqday Qoyska uu ka baxeen Rabi Naxariisii Jano hasiiyee Xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir & Cabdinuur Faarax Nuur Dirir oo Koox Hubaysan Gaalkacy
Dibadbax rabshad wata oo ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer
(May 11, 2015)
Burco:-Dibadbax rabshad wata ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kaddib markii Golaha Guurtida Somaliland ay waqtiga u kordhiyeen Madaxweynaha S/land Axmed Maxam
Wasiirka G/dhiga DFS Xero Agoon kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka(Masawiro)
(May 11, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xerada tababarka Ciidamadda ee Xero Agoon waxa uu kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u f
Ciidamo tababar ku soo qaatay Xeradda Xorgoble ee Qardho oo soo gaaray Bosaaso.[Masawiro]
(May 11, 2015)
Boosaaso:-Waxaa caawa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Ciidamo fara badan oo ah kuwa Birmadka ah kuwaas oo tababar loogu soo xiray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.
Shirkada Golis oo Qaxooti ka yimd Yemen u ambabixisay Muqdisho.[Cod/Masawiro]
(May 11, 2015)
Boosaaso:-Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom Somalia ayaa maanta ku guulay satay inay ambabixiso 60 qof oo kamid ah dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalada dalka Yeman kuwaas oo muddooyin kii