Sh C/naasir Xaaji Axmed oo muxaadaro qiimo badan ka Jeediyay xarunta Jaamacada Nugaal ee Laascaanood.‏[Masawiro]
(May 14, 2015)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeediyay xarunta Jaamacadda Nugaal , Muxaadaradan oo ku saabsanayd Xidhiidhka ka dhexeeeya Alle iyo adoon kiisa. Muxaadar
Madaxwaynaha DFS oo la kulmay Dhalinyaradda Muqdisho iyo Aqoonyahano (Masawiro)
(May 14, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu ha
Wasiirka G/dhiga DFS Oo La kulmay Gudiga Iskudhafka Ciidamada ee Soomaaliya (Masawiro)
(May 14, 2015)
Muqdiaho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan dar-daaran iyo dhiirgelin isugu jira la qaatay guddiga isku dhafka Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya, kuwaas