Socdaalkii degmada Galdogob ee Gobolka Mudug iyo Wariye Saciid Nadaara.[Daawo Video-ga]
(May 17, 2015)
Galdogob:-Magaalada Gaalkacayo waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Puntland, hase yeeshee magaalo kasta oo weyni waxa ay ku xirantahay ganacsi iyo bulsho ahaanba magaalo kale, waxaana magaaalo
Wasaaradda G/dhiga DFS ayaa Siminaar 5 casho soconayey usoo xirtay Guddiga Isku dhafka Ciidamadda DFS
(May 17, 2015)
Muqdisho:-Guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta loosoo xiray siminaar soconayay muddo 5 cisho ah, kaas oo looga hadlayay qaabka ugu habboon ee si wadajir looga qeyb qaad
Ka qayb qaado gadista Mashiinka Ogsijiinka Ee Puntland (Daawo)
(May 17, 2015)
Muxuu yahay Medical Oxygen Generating Systems (OGS).”Medical Oxygen Generatings Systems” waa mashiin dhaliya hawada ogsijiinka oo loo adeegsado marka qof ku sugan yahay xaalad caafimaad oo khatar
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (dhamaad).
(May 17, 2015)
Norway:- Waxaa dhawaan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saala
Madaxweyne Puntland Dr.Cabdiweli Gaas oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Yemen ee Soomaaliya
(May 17, 2015)
Garowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay  taariikhdy tahay 17-5-2015 xafiiskiisa Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Dawladda
Madaxwaynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo dhalinyaradda uga digay ka mid noqoshada Al-Shabaab
(May 17, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu xusayey sannadguuradii 72-