Somaliland oo si weyn looga xusay sannad guuradii 24 aad markii la asaasay S/land (Daawo)
(May 18, 2015)
Hargeysa:-Somaliland ayaa maanta u dabaal degtay sannad guuradii 24 aad ee ka soo wareegtay markii ay ku dhawaaqeen inay madaxnaanidooda dib ugala soo noqdeen dalka Somalia sannadkii 1991 kii, Waxaana
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo isku day dil ka badbaaday
(May 18, 2015)
Afgooye:-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ka badbaaday weerar lagu qaaday kolonyo gawaari ah ee uu la socday ka dib markii miino lagu qarxiyey xil
Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo gaaray magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(May 18, 2015)
Kismaayo:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo kusoo dhaweeyeen masuul
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay safiirka imaaradka carabta ee Soomaaliya.[Masawiro]
(May 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-5-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fa