Madaxweynaha DFS “ Dowladda Soomaaliyeed waxay diyaar u tahay inay qabato wax walba oo ay kari karto.”
(May 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa Madaxtooyadda kulan kula qaatay guddiga bad baadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen iyada oo ay kulan
Baarlamaanka DFS oo Markab u kireeyey ku dhowaad 1000 Qaxooti Soomaali ah
(May 20, 2015)
Yemen:-Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaada shada gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee naftooda kala soo c
Madaxweyne Gaas oo kulan la qaatay Saraakil ka tirsan ciidanka Puntland oo dalka dibadiisa tababar ku soo qaatay[Masawir]
(May 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay saraakiil ciidan oo katirsan ci