Isbedelka Fatwada caalimka Sh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Qeybti 2aad]
(May 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyaa muxaadaradii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada ay si live uga baxday shalay Radio Halg
Madaxweynaha Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo.[Video]
(May 23, 2015)
Kismaayo:- Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Kismaayo waxaa uu uga waramay xaaladaha kale duwan ee ay soo martay d
Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo lagu dilay Muqdisho
(May 23, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir xili koox hubaysan ay ku weerareen isagoo maraya Wadada Makka Al-Mukarama ayna u geysteen dhaawac uu markii danbe u
Madaxweyne Gaas oo booqday xarunta ay dawladda Puntland Boosaaso uga samaysay qaxootiga ka imaanaya Yemen iyo xarumo kale.[Masawiro]
(May 23, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-5-2015 si rasmi u booqday xarunta ay dawladda Puntland Boosaaso uga samaysay qaxootiga ka
Madaxweyne Gaas oo Boosaaso ka Furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland (Masawiro)
(May 23, 2015)
Garowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-5-2015 magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka furay imtixaanka guud ee shahaadiga ee
Barnaamijka Dhalinyarada iyo Sh C/qaadir Maxamed Xirsi Abu Hureyra (Daawo)
(May 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamijka Dhalinyarada kaas ka baxa Tv-ga Somali Channel waxaana barnaamijka ka qeybgalaya Sh C/qaadir Maxamed Xirsi Abu Hureyra oo ka mid ah ducaada magaalada
Agaasimiha iyo Tifaftiraha Radio Daljir Garowe oo lagu xiray magaalada Garoowe
(May 23, 2015)
Garowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in Ciidanka booliska gobolka Nugaal ay saaka xabsiga dhigeen Agaasimaha idaacada Radio Daljir ee Garoowe Cab
Isbedelka Fatwada caalimka Sh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Qeybti 1aad iyo 2aad]
(May 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyaa muxaadaradii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada ay si live uga baxday shalay Radio Halg