Wasiirka Arrimaha Gudaha S/land waan joojinay Qaxootiga Soomaalida ee ka imaanayey Yemen.[Dhagayso]
(May 24, 2015)
Hargeysa:-Wasiirka Arrimaha Gudaha S/land Cali Maxamed Waran Cadde oo maanta Shir jiraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ee Xarunta S/land ayaa sheegay in Soomaalida ka imaanaysa dalka Yeman ay jooji
Sh.Yuusuf Sayid Cali Dhuux oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi
(May 24, 2015)
Nairobi:-Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sheekh Yuusuf Sayid Cali Dhuux oo ka mid ahaa culimadii kaalinta weyn ka soo qaatay faafinta dacwada
Wasaarada Amniga ee DFS oo shaacisay cida dishay Xildhibaan Yuusuf Dirir
(May 24, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha ee DFS Maxamed Yuusuf Cismaan oo Shir Jiraa’id u qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in DFS ay ogaatay Cida ka danbeysa Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir.
Madaxweynaha PL oo daah furay xafiiska qunsuliyadda dawladda Yemen ee Puntland.[Masawiro]
(May 24, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-5-2015 daah furay xafiiska Qunsuliyadda Dawladda dalka Yemen ku yeelanayso Puntland Xafladda
Mu’tamarkii Islaamiga ee ka socday Nashville oo maalintii labaad galay (Masawiro)
(May 24, 2015)
Nashville :-Illaahay mahadii waxaa  maalintii labaad galay mu’tamarkii 15-aad ee kasocday magaalada Nashville ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaaamyada ee Waqoyiga Ameerika. Cinwaanka Mu'tamarka s
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo maanta booqday Dekedda weyn ee Muqdisho
(May 24, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaailya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kormeer uu ku tagay dakedda weyn ee magaalada Muqdisho, kormeerka ayaa  u jeedkiis