Ardayda ka baxday Machadka Ibnu Xajar oo booqday Machadka Imaamu Shaafic ee Burco.[Masawiro]
(May 27, 2015)
Burco:-Waxaa maalinimadii Talaadada ahayd ka soo kicitimay magaalada Bosaaso ee xaruta Gobolka Bari wafdi ka socda rabidadda ardayda ka baxday Machadka Ibnu Xajar ee magaalada bosaaso waxaan wafdigu u
2413 oo Qaxooti Soomaali ah oo ka yimid dalka Yeman oo soo gaaray magaalada Boosaaso[Video/Masawiro]
(May 27, 2015)
Boosaaso:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Boosaaso Soomaali gaaraysay ku dhawaad 2413 oo ka soo cararay dagaalada ka socda Yeman, culimada Boosaaso iyo Mu'ssadda Al-minhaaj iyo xubna ka tirsan dowlad
Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka oo ka tacsi u diray Ehelada Sheikh Yusuf Ali Dhuux
(May 27, 2015)
Golaha Isutaga Masaajida ee w/maraykanka(مجلس الأئمة )ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan umada soomaaliyeed,gar ahan qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Fadilatu Sheikh
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabatay magaaalada Muqdisho (Masawiro)
(May 27, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo shalay booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland ayaa dib ugu soo noqday maga
Madaxweyne Gaas oo xilka ka qaaday gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan degmada.[Dhagayso]
(May 27, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa uu saaka kala diray golihii deegaanka ee Boosaaso waxaan uu magacaabay maamulka cusub ee gobolka Bari iyo kan degmada Bosaaso. Gudoomiyaha cusub
Duqii hore degmada Iskushuban Cabdirisaaq Muuse Cartan oo la dilay
(May 27, 2015)
Boosaaso:-Allaha ha u naxariistee waxaa goor dhowayd lagu dilay degmada Carmo ee gobolka Bari duqii hore degmada Iskushuban C/risaaq Muuse Cartan xilli uu ku sii jeeday magaalada Qardho ee xarunta Gob
War-murtiyeed ka soo baxay wada hadaladii u dhexeeyey Jubbaland iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirshiid
(May 27, 2015)
Kismaayo:-Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland booqasho qaadatay labo maalmood May 26, 27 ,2015 ku yimid Ra'iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudan
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo laga waraystay amaanka Boosaaso.[Dhagayso]
(May 27, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha Ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa waxaa saxaafadda uga warbixiyey xaalada guud ee amaanna magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari isagoo xusay
Culimo Safar Dacwo uga baxay magaalada Garoowe.[Masawiro]
(May 27, 2015)
Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Fulinta Mu’asasada Al-Minhaaj Garowe iyo wafti uu Hogaaminayo ayaa saaka Safar dacwo ugu Ambabaxay Deegaano hoos yimaada Gobolka Nugaal. Waftigaan ayaa ka ambabaxay maga
Madaxweynaha DFS oo Kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose (Masawiro)
(May 27, 2015)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Gobolka Shabeellaha Hoose wuxuuna socdaalkiisa ku wehelinayey saraakiil ka tirsan ciidana DFS wuxuuna khudbad kooban u jeediyey ciidamada m