Boqor Burhaan oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybta Af-Soomaaliga. [Dhagayso]

May 21, 2015 - Written by Editor

suulowCape-Town:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo weli socdaal ku jooga dalka Koonfur Afrika ayaa wareysi dheer oo uu siiyey Idaacada BBC-da Qeybta Af-Soomaaliga waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira socdaalkiisa South-Afrika, kulamada uu la yeeshay Madaxda Dalka South Afrika, Kulan kiisii magaaladda Cape-Town uu kula kulmay Boqor King Mpendulo Sigcau (Ah! Zwelonke) oo Boqortooyadda Dalka South-Afrika.

Wariye Cabdinuur Shiikh Maxamed Isxaaq oo ka tirsan Idaacadda BBCda ayaa wareysigaan qaadan

[audio: http://puntlandnews24.com/wp-content/uploads/2015/05/Boqor-Burhaan.mp3]
Source: BBC

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online