Gudoomiyihii Guddiga dib u eegista Dastuurka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo is casishay.[Dhagayso]

May 6, 2015 - Written by Editor

IMG_1405Gaalkacyo:-Gudoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka qabyadda ah ee Soomaaliya Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa saaka si rasmi ah shir jaraa’id oo ay ku qabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay kaga dhawaaqday in ay xilkaas iska casishay.

Gudoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka qabyadda ah ee Soomaaliya Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa xustay in sababaha ay isku casishay ay tahay walaac ka jiray qaabka shaqo ee gudiga iyo in Dastuurka Federaalka Soomaaliya aysan isku aragti ka ahayn Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad gobolleedyda xubnaha ka ah.

Hoos ka eeg qoraalka ay saxaafaddu u qaybisay Gudoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka qabyadda ah ee Soomaaliya Marwo Caasho Geelle Diiriye.

no images were found


no images were found


no images were found


no images were found


 

Caasho Geelle Diiriye ayaa waxaa kale oo ay sheegtay in waqtiga harsan aan lagu soo diyaarin karin dastuur dhammeystiran oo raali lagu wada yahay iyo iyadoo ay jirto fara gelin joogta ah oo lagu hayo shaqada gudiga oo ka imaanaysa dhinacyo gudaha iyo dibadaba.

Hoos ka Dhagayso shir jaraa’id ee Gudoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka qabyadda ah ee Soomaaliya Marwo Caasho Geelle Diiriye

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/els4xeikoo/caasho.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online