Madaxweynaha Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo.[Video]

May 23, 2015 - Written by Editor

aaKismaayo:- Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Kismaayo waxaa uu uga waramay xaaladaha kale duwan ee ay soo martay dhismihii Jubbaland , Hishiiskii Itoobiya, marxaladaha uu soo maray xiriirka dhexmaray Jubbaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya isagoona baaq u jeediyey Maamulka Koonfur Galbeed.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id ee uu Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ku qabtay Kismaayo

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online