Mu’tamarkii Islaamiga ee ka socday Nashville oo maalintii labaad galay (Masawiro)

May 24, 2015 - Written by Editor

12Nashville :-Illaahay mahadii waxaa  maalintii labaad galay mu’tamarkii 15-aad ee kasocday magaalada Nashville ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaaamyada ee Waqoyiga Ameerika. Cinwaanka Mu’tamarka sanadkan waa “Islaamku waa manhajka Nolosha” Muxaadaraadkii ugu horeeyey ayaa hada kasocda Masaajidka Masjid Alfarooq Nashville TN. Mu’tamarka ayaa socon doona Sabtida iyo Axada, mu’tamrka ayaa looga hadlay sida Islaamku u yahay manhaj dhamays tiran oo dhamaan nolosha oo dhan ka hadlaya. Muxaadarada ugu horaysay ayaa ahayd cinwaanka mu’tamarka, muxaadarada ku xigtay ayaa ahayd muhiimada ay leedahay diinta illaahay oo loo shaqeeyo, iyo uga digida dhalinyada xadgudubka diinta.

Sidoo kalena Maanta ayaa waxaa culummada ka kala timid meelaha kala duwan ee gobalada Maraykan ka soo jeediyeen muxaadaraad muhiim ah, sida; Toosnaanta, Manhajka daliishiga adilada iyo cida cilmiga laga qaadaanayo, nidaaminta waqtiga, duruusta laga qaadanayo Luqmaan, Sidee daacada illaahay loogu toosnaadaa, iyo fadliga bisha Ramadaan.

Barri oo Axad ayaa lasoo afmeeyaa mu’arka, waxaana dhici doona Nadwo qoyska looga hadlayo, muxaadaraad kala duwan iyo su’aalo iyo jawaabo fadlan ka faa’iidayso. Halkan ka daawo Masawirada Mutamarka

Golaha Majliska qaybta iclaamka
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online