Nadwo cilmiyeed ka bilaaban doonta Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa .

May 29, 2015 - Written by Editor

ogeysiisHargeysa:-Waxaa maalinta Isniinta hadii alle idmo ka bilaaban doonta magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Nadwo cilmiyeed looga hadli doono Shiicada iyo xumaanteeda waxaana Nadwada soo abaabulay iskuna duba rida Musasat Al-Karam  waxaana nadwada lagu qaban doonaa Masjidka weyn ee Cali Mataan.

Nadwada ayaa waxaa diirada lagu saari doona
1-Shiicada iyo Taariikhdeeda
2-Isbalaarinta Shiicada ee caalamka Islaamka
3-Dhibaatooyinka Shiicada ay geysteen
4-Mowqifka Shiicada ee Ahlu Suna
Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah.
1- Sheekh C/raxmaan Axmed
2-Sh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
3-Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame
4-Sh Cabdulaahi Ibraahin Abu Macaali
5- Sheekh Xasan Khayr Dirir
6-Sheekh Ciise Maxamuud Cabdulaahi
7-Sheekh Cismaan Cali Xusen
8-Sheekh Maxamed Cali

Waxaa kale oo nadwadan ka soo qeyb gali doona culuma kale iyo salaadiin iyo cuqaal

no images were found

Musasat Al-Karam
Hargeysa
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online