Ogeysiis:-Mu’tamarkii Nashville (Islaamku waa Manhajka Nolosha).

May 19, 2015 - Written by Editor

flyerWaxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu’tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Al-Farooq Islamic Center.

Mu’tamarka Sanadkan ayaa cinwaankiisa guud yahay Islaamku waa Manhajka Nolosha (الاسلام منهج حياة) Mu’tamarka ayaa ku bixi doona luuqada Soomaaliga iyo midda Ingiriiska. Mu’tarmarka ayaa socon doona sanadkan 3 maalmood Jimce, Sabti iyo Axad. May 22- 24, 2015.

Waxaa si xushmad looga codsanayaa Soomaalida degan Tennessee iyo Nawaaxigeeda inay soo ajiibaan khayrka kana soo qayb galaan Mu’tamarkan muhiimada u leh noloshooda aduun iyo mid aakhirob.

Mu’tarmarka Sanadkan Culummada kasoo qayb galaysa liiskooda hoos ka daalaco.

1- Sh. Abdirahman Sh. Omar
2- Sh. Abdirahman Sh. Ahmed
3- Sh. Abdullaahi Ibraahim
4- Sh. Mohamed Mursal
5- Sh. Abdullaahi Abul-Fadli
6- Sh. Yusuf Abdullaahi
7- Sh. Yahye Sufi
8- Sh. Nuuh Ise
9- Sh. Mohamed Shucayb
10- Sh. Ahmed Dayib
11- Sh. Hassan Dhooye
12- Sh.Mohamed Hassan

Intaa wixii dheer waxaad uga bogan doontaa flyer-ka soo socda insha allaah. Faah faahin intaa dheer fadlan la xiriir.
Sheikh Mohamed Tel:-615-638-5240 iyo Sh. Al Salah Tel:-615-686-4145
sidoo kale waxaad wici kartaa Masaajidka Al-faarooq Tel:-615-313-8844.

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online