Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo laga waraystay amaanka Boosaaso.[Dhagayso]

May 27, 2015 - Written by Editor

JaqanafBoosaaso:-Taliyaha Ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa waxaa saxaafadda uga warbixiyey xaalada guud ee amaanna magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari isagoo xusay in ay weli sii wadi doonaa howlgalada ay ciidanku ku sugayaan amaanka.

Taliyaha Ciidamada Booliska dowaladda Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa sheegay in howlgaladu ay ciidanku dad badan oo la tuhunsan yahay ay qabteen base qaar badan la siidaayey halka qaar kale ay weli baaritaan ku socodaan iyagoo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin amniyaadka Al-shabaab ama kooxo burcad ah oo ciyaal ah oo nabadgelyada khalkhla ku haya.

Taliyaha Ciidamada booliska dowladda Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa uga mahadceliyey dadweynaha reer Boosaaso sidda wanaagsan oo ay ula shaqeeyaan ciidanka howl galka ka wada isagoo sheegay in cidanu ay gaareen guulo wanaagsan oo dhinac amniga.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Taliyaha Ciidamada booliska Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/4rck86juia/jaqanaf1.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online