Xafladii 1 luuliya oo caawa lagu qabtay xarunta madaxtooyadda ee dowladda Puntland.[Dhagayso]
(June 30, 2015)
Garoowe:-Waxaa caawa ka dhacday xarunta madaxtooyadda ee dowladda Puntland munaasabad lagu weynaynayey xuska maalinta 1 luuliyo oo ku beegan sanad guuradii 55-aad ee ka soo wareegatay markii ay xornim
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baarlamaanka ka jeediyey Khudbad ku aadan 1-July.[Masawiro]
(June 30, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeediyay xubnaha Baarlamanka Federaalka, isagoo ka warbixiyey xaaladda dalka iyo waxqabadk
Jamciyadda Alamrubilmacruf wannahi canilmunkar oo dad danyar ah ku afurisa maalin walba Garowe [Masawiro]
(June 30, 2015)
Garoowe:-Jamciyadda Alamrubilmacruf wannahi canilmunkar ayaa tan iyo markii uu bilowday Bisha Ramadaan waxay magalada Garowe ku afur siisay maalin kasta dad u dhaxeeya 300 ilaa 400, kuwaasoo ka mid ah
Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC 29/6/2015[Daawo Video-ga]
(June 29, 2015)
Boosaaso:-Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC. Warka Caawa waxa Aqrinaya Wariye C/naasir Xaaji axmed C/naasir Daacad, Daawasho Wacan Warkii oo Dhan. Hoos
Tartarkii Qur’aanka Kariimka ee is reebreebka degmooyinka gobolka Mudug oo Gaalkacayo ka socda.[Masawiro]
(June 29, 2015)
Galkacayo:-Tartankan oo ay ku tartamayaan degmood iyo magaaloyinka gobolka Mudug ayaa waxa soo qaban qaabisey Mu’asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta qaybteeda Mudug , wuxuuna bilaabmay maal
Jaamacadda Bariga Afrika-Garowe oo kulan soo dhaweyn ah u samaysay wasiirka cusub ee waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Puntland.[Masawiro]
(June 29, 2015)
Garoowe:-Habeenimadii xalay ayaa Jaamacadda Bariga Afrika faraceed Garoowe waxaa ay kulan soo dhaweyn ah u samaysay wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Prof. Abshir Aw Yusuf C
Tartankii 3aad ee Quraanka kariimka oo ay qabteen Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika oo soo gabagaboobay.[Masawiro]
(June 29, 2015)
Johannesburg:-Waxaa soo gabagaboobay maanta 28/06/2015 oo ku beegnayd 11/9/1436h, Tartankii saddexaad ee Quraanka kariimka oo ay qabsato jaaliyadda soomaaliyeed ee Koonfur Afrika, kaasoo soo bilaabmay
Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC 28/6/2015[Daawo Video-ga]
(June 29, 2015)
Boosaaso:-Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Television-ka Caalamiga ah ee SBC. Warka Caawa waxa Aqrinaya Wariye C/qani Xasan Dhagjar, Daawasho Wacan Warkii oo Dhan. Hoos ka Daawo Warka
Odayaasha iyo waxgaradka Qardho oo dhaliilay Dowladda Federalka.[Masawiro]
(June 29, 2015)
Qardho:-Bulshada ku dhaqan magaalada Qardho iyo guud ahaan gobolka Karkaar ayaa si cad uga hor yimi Maamulka dhismihiisu uu ka socdo degmada Cadaado ee la doonayo in maamul loogu dhiso gobollada dhexe
Mu,asasada Al-Karam oo deeq lacaga gudoonsiisay 30 qoys oo ku sugan Hargeysa (Masawiro)
(June 29, 2015)
Hargaysa:- Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarinta ayaa shalay jimcihii waxay deeq lacag ah u qaybisay qoysas ka mid ah qoxootiga ku sugan magaalada Hargaysa. Qoysaskaan ayaa tiradoodu dhanayd

Next Page »