Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday inay xiriirka u jareen DFS (Daawo)
(June 6, 2015)
Kismaayo:-Kadib markii Baarlamaanka federaalka ay qaadaceen qaabka loo soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa waxaa isla maanta warsaxaafadeed ka soo saaray dowlada gobaleedka jubaland .
1679 oo qof oo Qaxooti ah oo soo gaarey magaalada Boosaaso (Masawiro)
(June 6, 2015)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa sheegaya in maanta ay soo gaartay Dekada weyn ee magaalada Boosaaso doon siday Qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yamaniyiin
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay xafladda xiritaanka wajiga 1aad ee tirakoobka iyo diiwaangelinta shaqaalaha Puntland (Masawiro)
(June 6, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6-6-2015 ka qeyb-galay xafladda xiritaanka wajiga koowaad ee tirakoobka iyo diiwaangelinta sha