34 Arday oo dhamaysatay Xifdinta Quraanka Kariimka oo Xaflad loogu Qabtay Masjidka Cumar Binu Khadaab.[Masawiro]
(June 9, 2015)
Qardho:-Munaasabadan shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay 34 arday oo dhamay satay Xifdinta Quraanka kariimka ayaa waxaa ka soo qayb galay Culumaa’udiinka magaalada, Masuuliyiinta Mua'ssada Al-minhaaj
Gudiga maaliyadda Baarlamaanka oo kulan looga doodayo Iibka Qaranka (Procurment) la qaatay Saraakiil ka socotay Wasaaradda Maaliyadda
(June 9, 2015)
Muqdisho:-Kulan looga doodayey Sharciga Iibka Qaranka oo hada horyaala Baralamaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, Saraakiil ka socot
QM IGAD iyo Midowga Yurub iyo AMISOM oo ka hadlay Khilaafka DFS iyo J/land
(June 9, 2015)
Muqdisho:-Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynaya
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda DFS oo shir caalami ah uga qayb galay Magaalada Milan[Masawiro]
(June 9, 2015)
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigalinta Maalgashiga Dr. Khaalid Cumar Cali ayaa  magaalda Milan ee dalka Talyaaniga uga qayb galay shir looga hadlayey wadamada Africa ee Hormark