Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Kulan La qaatay Agaasimayaasha Wasaaradah (Masawiro)
(June 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-6-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaa
Madaxweyne Gaas oo Garoowe ku soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse
(June 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-6-2015 xafiiskiisa madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey Boqor Burhaan
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.[Masawiro]
(June 10, 2015)
Gaalkacyo:-Xaflada aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa ay xalay ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Xaflad sharafeedkan ayaa waxaa s
Sh Maxamed Mucalim oo muxaadaro فقه الطهارة ka jeediyey Masjid Ramadaan.[Dhagayso]
(June 10, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa baryahaanba  ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta  Gobalka Mudug  Culumo waaweyn  oo ka qab galaysay Nadwadii diini ah oo ka bilaabatay Masjidka Ramadaaan habeenkii Sabtida. I
Dr C/Casiis Cabdi Faarax oo wacdi dardaaran ah ka jeediyey Masjid Sunah.[Masawiro]
(June 10, 2015)
Garoowe:-Waxaa galabtay masjidka Sunah ee magaalada Garoowe muxaadaro dardaaran iyo soo dhaweyn bisha barakaysan ee Ramadaan kasoo jeedshay Dr. Sh. C/Casiis Cabdi Faarax Dhakhtarka Qaliinka indhaha oo