Madaxwaynaah DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Koonfur Africa
(June 13, 2015)
Muqdisho :-Madaxwaynaah DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuu
Markab sidday 2105 oo qof oo qaxooti ka soo cararay Yeman oo soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]
(June 13, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari qaxooti ka yimid dalka Yeman oo gaaraya 2105, Qaxootigaan oo u badan Soomaali ayaa waxaa dekkadda Mukalla ka soo qaaday
Taliye cusub oo loo magacaabay Saldhiga Booliska magaalada Qardho.[Masawiro]
(June 13, 2015)
Qardho:-Munaasabadan xilalalka ay kula kala wareegayaan taliyihii hore Saldhiga Booliska Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar iyo Taliyaha cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Degmada Qa
Wasiiirka Maaliyada DFS oo ka qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Bangiga Horumarinta Islaamka
(June 13, 2015)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo
Maamulka Degmada oo ka qayb galay Xaflada xiritaanka Dugsiga Al-Muntada Qardho.[Masawiro]
(June 13, 2015)
Qardho:-Munaaasabadan lagu soo xirayay sanad dugsiyeedka 2014-2015 ee dugsiga Al-Muntada Qardho aya waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmada, Isimo odayaal, Masuuliyiinta jaamacadaha Bariga Africa iyo P
Madaxweyne Gaas oo kula la qaatay ku xigeenka Wakiilka xoghayaha guud ee QM Mr. Raisedon Zerenga
(June 13, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-6-2015 xafiiskiisa madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka
Culimada iyo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yeman oo soo bandhigay deeqihii soo gaaray 3 bishii June ilaa 11 june 2015 .
(June 13, 2015)
Boosaaso:-Culimada Puntland ee magaalada Bosaaso ku sugan iyo guddiga gurmadka qaxootiga Yeman ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen lacagaha dadka Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku sugan