Gudiga gurmada qaxootiga Yemen ee Muqdisho oo 50.000 doolar ku wareejiyey culimada iyo gudiga gurmadka Boosaaso.[Masawiro]
(June 14, 2015)
Boosaaso:-Munaasabad  lagu wareejinayey deeqdaan lacageed  oo lagu   qabtay xafiiska guud ee mu’asasada al-minhaaj  ayaa  ugu horayntii waxaa  ka hadlay Sh. Maxamed Macalin Axmed oo ka mid ah
Live u Daawo Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (dhamaad)
(June 14, 2015)
Norway:- Waxaa dhawaan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho.[Masawir]
(June 14, 2015)
Qardho:-Boqorka ayaa saaka kasoo ambabaxay caasumada Puntland ee Garoowe wuxuuna socdaal ku soo maray Degmada Dangorayo iyo deegaano kale oo u dhexeeya Garoowe iyo Qardho dhamaan deegaanada uu soo mar
Dufcadii 13 aad oo ka qalin jabisay Dugsiga sare ee Sh. Cusmaan oo Xaflada qalin jabin ah loo qabtay.[Masawiro]
(June 14, 2015)
Qardho:-Munaasabadan loo qabtay 90 ka arday ee ka qalin jabisay Dugsiga sare ee Sh. Cusmaan Qardho ayaa waxaa lagu casuumay Maamulka Gobolka kan Degmada, Masuuliyiinta Waxbarashada Degmada, Maamulka J
Dowro Sharci ah oo lagu qabtay magaalada Cabudwaaq (Masawiro)
(June 14, 2015)
Cabudwaaq:-Waxaa maalintii jimcada ahayd ee 12/06/2015 lagu soo gabagabeeyay magaalada cabudwaaq ee gobolka galgagaduud dowro sharci ah oo socotay mudo usbuuc ah.Dowradaan oo lagu qabtay si isku mid a
Walaal Afuri walaalkaaga Soomaan bisha Ramadaan (Masawiro)
(June 14, 2015)
Garoowe:-Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda muslinka ah ee Sooman , Waxaa lala socodsiinayaa
Ramadaan soo dhawoow W/Q Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur
(June 14, 2015)
Boosaaso:-Waxaa kaabiga ina saaray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, waa maalmo tirsan oo durba ina dhaafaya, waxaa ku kaydsan khayr aad u mug weyn, waxaase la rkaa in ay in badan oo muslin ah ay sahal
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga .
(June 14, 2015)
Rome :- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali oo soo gaba-gabeeyay booqashadiisa shaqo ee uu ku joogay dalka Talyaa
W. Xanaanad Xoolaha oo maanta daahfurtay Mashruuca la dagaalanka gubista dhuxusha (Masawiro)
(June 14, 2015)
Muqdisho:-Wasaarada Xanaadanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa maanta daahfurtay mashruuca ka hortaga xaalufka dhirta, waxaana  ka soo qayb galay Wasiirka Kaluumaysiga mudane Maxamed Cumar Caymooy, Wa