Darsigii Cilmiga Sarfiga – Q.1-aad iyo Q.2-aad ee Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan.[Daawo]
(June 15, 2015)
Leicester:-Waxaa maalintii Axad oo taariikhdu ahayd 14-06-2015 uu Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan [Hoori] uu ka jeediyey Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester Darsi kooban oo loogu talo galay in la
Jaaliyadda Manchester, Uk iyo Masar oo deeq lacag ah u diray gudiga gurmadka culimada
(June 15, 2015)
Boosaaso:-Waxaa Alle mahadiisa in qaar mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee Jaaliyadda magaalad Qaahira ee dalka Masar  ay gurmad u fidiyey iyagoo ajiibaya codsigii culimada  ee ahaa in ay gurmad deg deg
Ducaysane iyo Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Somaliya oo Kulan wada qaatay (Masawiro)
(June 15, 2015)
Garoowe:-Agaasimaha Guud ee la dagallanka Burcad-badeedda dawladda Puntland, isla markaana ah guddoomiye xigeenka Guddiga Qaranaka ee Xiriirka Baddaha (Deputy Chair of National Maritime Coordination C
Maamulka Masjidka Al-rowda Bosaaso oo bilaabay diyaar garowga afurinta dadka sooman ee aan heli karin Afurka.[Masawiro]
(June 15, 2015)
Boosaaso:-Masjidka alrowda oo ah masjidka ugu weyn magaalada bosaso ayaa bulshada wuxuu uhayaa howlo farabadan  waxaana ka mid ah howlaha  uu uqabto marka laga reebo oogida - salaada jamacaadka ,nad
Arday dhamaysay Xifdinta Quraanka Kariimka oo Xaflada qalin jabin ah loo qabtay.[Masawiro]
(June 15, 2015)
Qardho:-Madarasada Imaamu Dahabi Qardho ayaa waxa ay xaflad Qalinjabin ah u qab tay 40 arday oo dhamaysatay Quraanka Kariimka, xaflada Qalinjabinta 40 ka arday ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka Wax
Dowlada Mareykanka oo ku baaqaday in la xiro Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan AL-BAshiir
(June 15, 2015)
Mareykanka ayaa ku biirey wadamada ku baaqaya in ay South Africa ay  xirto madaxweynaha Sudan Cumar Xasan AL-BAshiir, oo loo heysto dacwad mudaba soo taagneyd oo ah danbiyo dagaal iyo kuwo bani’aad
Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyey golaha wakiilada Puntland (Masawiro)
(June 15, 2015)
Garoowe:-Gudoomiyaha, Gudoomiye Ku xigeennada, Guddiga joogtada ah, Xubnaha Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda,Golaha Garsoorka, Madaxda Dhaqanka, Wakiiladda Ururada bulshada rayidka ah, Wakiiladda