Wasiirada cusub ee Amniga , Maaliyadda iy Xanaanada xoolah oo xilka la wareegay
(June 21, 2015)
Garoowe:-Wasiirka cusub ee Wasaarada Amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu xilka kala wareegay wasiirka hore ee amniga dowladda Puntland Xassan Cismaan Aloo
Duruus Ramadaaniya 5aad Radio Halgan live Dr.Cali Maxamed Saalax [Dhamaad]
(June 21, 2015)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineysaa Darsi ka mid ah Duruus Ramadaaniya waxaana jeedinaya Sheekh Dr Cali Maxamed Salaax ,waxaana darsiga úu si live ah uga socdaa Radio Halgan Live iyo Stream Live Masjd
Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo gaaray Kismaayo
(June 21, 2015)
Kismaayo:-Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaana wafdiga Raisulwasaare Sharmaarke ku soo dhaweeyey garoonka diyaarad
Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo dalka dib ugu soo laabtay (Masawiro)
(June 21, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga DFS Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalka Mareykanka, waxana garoonka diyaara
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 4aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaan)
(June 21, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 3aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Al-
Hey’addaha Ammaanka oo ka warbixiyay weerarkii saaka ka dhacay Muqdisho
(June 21, 2015)
Muqdisho:-Wasaarada Amniga Gudaha ee DFS ayaa soo bandhigtay meydadka saddex ruux oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab kuwaas oo weerar saaka ka geystay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw xarun cii
Wariye Ahmed Mansour oo lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Berlin
(June 21, 2015)
Berlin:-Maamulka Tv-ga Al-jazeera ayaa sheeagy in mid kamid ah shaqaalahooda lagu xiray dalka Jarmalka ka dib markii dowladda Masar ay codsatay in la soo xiro wariye Axmed Mansuur oo daadihin jiray ba
Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland oo xilka la wareegay
(June 21, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Puntland Cali Axmed Faata
Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda G/dhexe oo shaaciyey inta badan liiska xildhibaanada
(June 21, 2015)
Cadaado:-Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa maanta shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Guddoomiyaha Gudigga Farsamadda Xaliimo Ismaacii