Al-shabaab oo weerarkii Leego ku dilay Askar badan oo ka tirsan Ciidanka AMISOM.[Dhagayso]
(June 26, 2015)
Saraakiil iyo goobjoogayaal ayaa VOA u sheeg in 70 ciidamada Burundi ee AMISOM lagu dilay ka dib markii al-Shabaab ay weerartay oo qabsatay xero ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Leego ee Gobolka. Sh.
Maxaad u guursan la’dahay Sh Maxamuud Shibli [Daawo Video]
(June 26, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah oo Sheekh Maxamuud Sh Maxamed Shibli ujeediyay dhalinyaro rag iyo dumar isoogu jira oo uu siminaar diini ah ooga socdo masjidka Al hidaaya ee m
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo hambalyo ku aadan 26 June u diray shacabka
(June 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdi rashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga t
Jaaliyadda Soomaalida ee Uk oo mar kale deeq lacageed ku wareejisay culimada iyo gurmad Qaxootiga Yeman.[Masawiro]
(June 26, 2015)
Garoowe:-Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uk oo uu wakiilka yahay Faarax Maxamed Faarax ayaa deeq lacageed oo dhan $1,300 (kun iyo saddex boqol oo Doolar) soo gaarsiiyey culimada iyo gu
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidamadda X.D.S oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum C/qaadir Xaaji Maxamed “Masalle”
(June 26, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliska Ciidamadda X.D.S, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska, qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliy