Fataawaha Bisha Ramadaan oo ka bilowday Masaajidda waaweyn ee Burco.[Masawiro]
(June 27, 2015)
Burco:-Waxaa si rasmi ah uga bilowday Masaajidada waaweyn ee ku yaal magaalada Burco fataawa Ramadaaniya oo lagu bayaaminayo Axkaamta bisha Ramadaan. Fataawahan oo ay soo qaban qaabiso sanad walba Mu'
Dawradii 4 ee xifdul mutuun oo ka bilaabatay Markiska Imaamu shaafici Burco.[Masawiro]
(June 27, 2015)
Burco:-Markiska Alimaamu shaafici ee Burco waxaa saaka ka bilowday xafaladii furitaanka Dawradii xifdul Mutuun Dawradan oo ah dawradii 4aad ee barashada kutubta yaryar oo halku dhigeedu ahaa Aqoontu w
Dawro Cilmiyeed Lagu soo gabagabeeyey Magaalada Laascaanood‏.[Masawiro]
(June 27, 2015)
Laascaanood:-Maalmihii la soo dhaafay gaar ahaa Arbacadii iyo Khamiistii oo taarikhdu ahayd 24\6\2015_25\6\2015 ayaa waxaa lagu qabtay Machadka Al- furqaan ee magaalada Laascaanood kulamo cimiyeed ay
Wasaaradda Gaashaandhiga ee DFS oo ka hadashay weerarkii Leego
(June 27, 2015)
Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka xilliga aroornimo ay ku qaaday kooxda argagaxisada Al shabaab saldhig ciidanka AMISOM ay ku leeyi