Tartankii Qur’aanka Kariimka ee Sanadlaha ahaa oo ka bilowday magaalada Laascaanood‏[Masawiro]
(June 28, 2015)
Laascaanood:-Galabta oo ay ahay 10 ka Bisha Ramdaan waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ka bilowday tartanka Qur’aanka ee Ramadaan oo dhici Jirey sanad walba. Xaflada Tartan ka ayaa
Sh.Maxamed Ibraahim Shakuul oo safar ku tegay dalka Malaysia.[Video]
(June 28, 2015)
Kuala lumpur:-Waxaa dhawaanahaa wadanka Malaysia gaar ahaan caasimadeyda Kuala lumpur safar dacwa ah ku joogay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul ,sheekh ayaa intii uu joogay wadanka Malaysia wuxuu kula
Jaaliyadda Soomaalida ee London oo deeq dhan $12,130 oo dollar ku wareejisay Gudiga gurmad Qaxootiga Yeman[Masawiro]
(June 28, 2015)
London-Waxaa Alle mahadiisa in mar kale qaar mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ay gurmad u fidiyeen iyagoo ajiibaya codsigii Sh. Daahir Aw-cabdi walaalahood Soomaaliyeed ee ka
Culimada iyo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yeman oo soo Bandhigay deeqihii soo gaaray9 bishii June ilaa 25 june 2015
(June 28, 2015)
Boosaaso:-Culimada Soomaaliyeed ee ku noolmagaalada Boosaaso iyo guddiga gurmadka qaxootiga Yeman ayaa maanta soo bandhigay Lacagaha dadka Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku sugan ay soo