Darsigii Cilmiga Sarfiga – Q.1-aad iyo Q.2-aad ee Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan.[Daawo]

June 15, 2015 - Written by Editor

Dr HooriLeicester:-Waxaa maalintii Axad oo taariikhdu ahayd 14-06-2015 uu Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan [Hoori] uu ka jeediyey Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester Darsi kooban oo loogu talo galay in lagu barto Cilmi Sarfiga ee Luqadda Carabiga. Barmaamij kaan ayaa waxaa uu ka mid yahay silsida ku baro cilmiga 4-xalqadood oo hadda ka hor uu Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan.[Hoori] Akhriyey horeyna loo nashriyey waxaan duruustaas ka xusi karnaa Naxwaha, Usuul-Fiqhi iyo Cilmiga Dhaxalka.

Hoos ka Daawo Darsigii Cilmiga Sarfiga – Q.1-aad ee Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan.[Hoori]


Hoos ka Daawo Darsigii Cilmiga Sarfiga – Q.2-aad ee Sh.Dr. Maxamuud C/Raxmaan.[Hoori]

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online