Kulankii Baarlamaanka DFS ee codka loogu qaadi lahaa mooshinka Jubbaland oo qabsoomin

June 1, 2015 - Written by Editor

barlMuqdisho:-Kulankii Baarlamaanka ee DFS oo lagu waday in uu maanta  codka u qaado  mooshinka laga keenay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa fashilmay ka dib markii uu qabsoomi waayey kooramkii

Xildhibaano ka tirsan DFS ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka maanta uu baaqday ka dib markii uu buuxsami waayey koormakii halka xildhibaano kale oo taageersan mooshinka ka dhanka ah Maamulka J/land ay sheegeen in ay wadayaan mooshinka ka dhanka ah J/land.

Kooramka Xildhibaanada ayaa waxaa la rabaa in uu gaaro  139 Xildhibaan waana markii 4aad oo baaqasho ay ku timaado kulanka Baarlamaanka ee codka loogu qaadi lahaa Mooshin ka dhan ah Maamulka Jubbaland.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online