Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada Gaalkacyo ee Masjidka Ramadaan (Dhageyso)

June 7, 2015 - Written by Editor

DSC03122Gaalkacyo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana nadwada lagu qabtay Masjidka wayn Ee Ramadaan .

Nadwada ayaa cinwaankeeda wuxuu ahaa Khayru Al-Naasi Qarnii” waxaana xalay muxaadaraad ka jeediyey Sheekh C/raxmaan Bukhaari iyo Sheekh Maxamed Macalin Axmed waxaana ay kala jeediyeen.

Fadliga Saxaabada iyo Mowqifka Shiicadu Kaqabto Saxaabada Sh Cabdiraxamaan Bukhaari iyo Wajibnimada in laqab sado Kitabka iyo Sunada Sh Maxamed Macalin Axmed .

no images were found

Halkan ka Dhageyso Muxaadaraadkii laga jeediyey Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug (Radio Halgan.net)

Musasat Al-Minhaaj  Mudug
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online