Muxaadaraadkii Masjid Al-Taqwa uu ka jeediyey Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud (Daawo).

June 1, 2015 - Written by Editor

abdinurDenmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad uu ka jeediyey Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud wuxuuna Sheekha ka hadlay Macaasida iyo khatarta ay leedahay .

Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud ayaa si weyn ula dardaarmay dadka macaasida la jahra oo sheegay waxay macaasiya oo ay sameeyeen taas oo ah mid khatar ah .

Hoos ka Daawo Dardaaranak uu ka jeediyey Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud uu ka jeediyey Masjdika Al-Taqwa ee magaalada Arhus.

Halgan.net
Arhus
Denmark

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online