Soo dhawaynta Bisha Ramadaan Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Daawo]

June 18, 2015 - Written by Editor

Xalike1Laascaanood:-Sheekh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada waaweyn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan galay , Muxaadaradan oo ku saabsanyd soo dhawaynta bisha Ramadaan , iyo u diyaargaroobida bishan barakaysan.

Haddaba Shiikhu wuxuu ku dheeraaday waxyaabaha laga doonayo qofka muslim ka ah ,si uu u soomo Soonkii Alle sw uu ugu yaboohay cidii Soonta ay heli doonto abaalmarinti Alle uu dhigay daartii Aakhiro .
Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sh Maxamuud Maxamed Xaliike

En Mawliid Isma Haradigeed
Lascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online