Tartanka Quraanka Kariimka oo maanta ka bilowday degmada Carmo.[Masawiro]
(July 1, 2015)
Carmo:-Waxa manta masjidka Altaqwa ee Degmada Carmo ee gobolka barri lagu Qabtay tartanka Qur.aanka kariimka oo sanadkasta lagu qabto Puntland xiligan oo kale tartanka maanta ayaa waxaa goob joog ka a
Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo leeyihiin Ciidanka Cirka.[Masawiro]
(July 1, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo leeyihin ciidanka Cirka Soomaaliya oo laga dhisay xarunta afisyooni, kuwaas oo di
Madaxweynaha oo Xuska 1-Da Luulyo Awgeed Ubax Dhigay Taalada Daljirka Dahsoon.[Masawiro]
(July 1, 2015)
Muqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xuska sannad-guurada 55-aad ee xornimada iyo midnimada dalka awgii ubax dhigey taalada
Warsaxaafadeed Deg Deg ah oo ka soo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya
(July 1, 2015)
Muqdisho:-Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala gar-qaataan ,iyadoo aan la marin Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey
Axmed Cabdisalan “Dowladda Federaalka hagar-daameyn ayey ku heysaa ololaheyga Madaxtinimo”
(July 1, 2015)
Cadaado:-Musharaxa xilka Madaxweyne ee Dowlad Gobolleedka Gal-mudug Axmed Cabdislaan Xaaji Aadan ayaa ka hadlay hagar-daameyn dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hayso olalahiisa ku aadan xilka Madax