Badinta xasuusta Alle Sheekh Maxamuud Shibli.[Daawo Video-ga]
(July 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah cinwaankeeduna yahay BADINTA XASUUSTA ALLE, waxaa soo jeedinaya Sh Maxamuuud Maxamed Shibli ka faa'idaysi wacan. Hoos Ka Daawo Muxaadaradii
Danjire Mahamed Abdi Afey oo BBC-da ay waraystay.[Dhagayso]
(July 5, 2015)
Nairobi:-Safiirka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arimaha dalka Soomaalia Mahamed Abdi Afey oo waraysi uu siiyey idaacadda BBC-da laanteeda afka soomaliga waxaa uu ka waramay doorashadii shalay ka da
Alle ka cabsiga iyo dabeecada Wanaagsan Sh Xudayfa Raage.[Daawo]
(July 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah oo ka hadleysa Alle kacabsiga iyo dabeecada wanaagsan, waxaa soo jeedinaya Sh. Xudayfa Raage Cali, muxadaradaan waxa ay qayb katahay siminaar d
Culimada iyo gudiga gurmad qaxootiga Yemen oo mar kale qaxooti gaaraya 300 oo qof  degaanadoodii u ambabixiyey.[Masawiro]
(July 5, 2015)
Boosaaso:-Culimada iyo Gurdiga gurmadka qaxootiga yemen ee Puntland  ayaa galabtay  raray qaxooti gaaraya 300 oo qof , waxaana dadkani ku  wajahan yihiin  koonfurta Soomaaliya gaar ahaan muqdisho
Xafladii Tartanka qur,aanka kariimka ah oo la soo gaba gabeeye Degmada Carmo.[Masawiro]
(July 5, 2015)
Boosaaso:-Waxaa lasoo gaba gabeeyey  tartanki Qur.aanka kariimka ee ka socday masjidka ALTAQWA ee Degmda Carmo   kaasi oo ay ku tartameen ilaa iyo 11 arday oo kakala socday 5 Dugsi Quraan oo ku yaa
Warsaxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen Un-ka IGAD, EU, AMISOM , USA oo lagu soo dhaweeyey doorashada Gal-Mudug
(July 5, 2015)
Nairobi:- Warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen United Nations, IGAD, EU, AMISOM, USA waxaa ay soo dhaweeyeen doorasha Madaxweynaha maamulka ku meel gaarka ah ee Gal-Mudug ee loo doortay Abdi
Hay’ada Khayriga ah ee  Oman Charity Organization oo deeq Raashin ah gaarsiisay  in ka badan 2000 Qoys oo Bosaaso ku nool.[Masawiro]
(July 5, 2015)
Boosaaso:-Hayada Khayriga ah ee Oman Charity Organization  oo ka socotay Saldanada Cumaan oo kaashanaysa Mu’asasada Al-minhaaj, ayaa maanta  magaalada Boosaaso ka qaybisay raashin. Raashin kaan a