Tartanka Quraanka Kariimka ee Madaarista magaalada Qardho oo la soo gaba gabeeyay.[Masawiro]
(July 6, 2015)
Qardho:-Tartankan oo ahaa mid ardayda ay ku tartamayeen 30 ka jus, 20 ka jus, iyo 10 ka jus ayaa socday mudo laba maalmood ah waxaana lagu soo gabagabeeyay Xaflad Abaalmarino iyo lacago cadaan ah lagu
Wasiirka cusub ee caafimaadka dowladda Puntland oo xilka la wareegay.[Video/Masawiro]
(July 6, 2015)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Dr.Saadiq Eenoow ayaa maanata waxaa uu xilka ku wareejiyey wasiirka cusub ee caafimaadka Dr.C/naasir Cismaan Ciise, iyadoo goobta xil wareejinta ay
Dawrooyin diini ah oo ka bilowday Masjid Jaamicul Madina ee Burco.[Masawiro]
(July 6, 2015)
Burco:-Masaajidka weyn ee Jaamicul Madiina (Indhodeero) ee magaalada Burco waxaa ka bilaamatay xaflad lagu daah furayey Dawradii la magac baxday Sheekh.Maxamed Bin C/wahaab,dawradaan oo ahayd Dawradii
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Puntland oo BBC-du ka waraystay Maamulka cusub ee Gal-Mudug.[Dhagayso]
(July 6, 2015)
London:-Dhawaan waxaa magaalada Cadaado lagu doortay madaxweynaha cusub ee dowlad goboleed ka Gal-Mudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed oo durbaba mucaarad xoog leh kala kulmay maamulka Puntland. Wasii
Culimada iyo Gudiga gurmada qaxootiga Yeman oo ku howlan ambabixnta Qaxootigii ka yimid Yeman[ Daawo Video-ga]
(July 6, 2015)
Boosaaso:-Culimada iyo Gurdiga gurmadka qaxootiga Yemen ee Puntland  ayaa shalay raray qaxooti gaaraya 300 oo qof , waxaana dadkani ku  wajahan yihiin  koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muq
Tartankii Quraanka ee ka socday Masjidka Al-Huda Garowe oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 6, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay si rasmi ah loogu soo afmeeray tartanka Qur'aanka kariimka oo ka socday Masjidka Al-Huda magaalada Garoowe Tartankaan ayaa ahaa mid saddexdii bari ee la soo dhaafay ka socday ma
Xawaalada Tawakal oo deeq lacageed ku wareejisay Mu’asasada Al-minhaaj iyo gudiga gurmadka qaxootiga Yemen.[Masawiro]
(July 6, 2015)
Boosaaso:-Xawaalada Tawakal oo ah xawaaladaha ugu balaaran ee gobollada Puntland iyo daafaha caalamka ka hawlgasha ayaa maanta oo ah maalin Axad ah Taariiqduna ay ku beegna tahay July 05, 2015 waxa ay