Tartan Quraanka Kariimka oo magaalada Laascanood lagu Gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 7, 2015)
Laascaanood:-Shalay waxaaa lagu soo gabagabeeyey magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool tartan qooneedkii Qur'aanka kariimka ,kaasoo ka socday labadii todobaad ee la soo dhaafay Masjid Al-hudaa
Madaxweynaha DFS oo soo dhoweeyay doorashada maamulka KMG ee Gal-Mudug
(July 7, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xassan Sh. Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay baarlamanka maamulka Gal-Mudug, sida wanaagsan ee uu ugu guuleystey qabashada doorashada m