Ciidamo Itoobiyaan ah oo duulaan ku ah degmada Baardheer
(July 9, 2015)
Baardheer:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka gaashaaan ee dagaalka ay ka gudbeen labadii maalmood ee la soo dhaafay Degmada Luuq wax
Shirkii Golaha wasiirada Dawladda Puntland oo qodobo laga soo saaray.[Masawiro]
(July 9, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir-gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay Xaaladda Amaanka, Gudiyada ay ansixiye