DFS oo balan qaaday bixinta Mushaarooyinka dhaqaalaha dowlada
(July 13, 2015)
Muqdisho:-Shaqaalaha dowladda ayaa safaf dhaadheer ugu jiray qaadashada mushaar ka, si ay ula ciidaan qoysaskooda, waxaana dowladu dadaal ugu jirtaa sidii hada kadib shaqaalaha dowladda mushaarkoodu j
Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe
(July 13, 2015)
Garoowe:-Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland.
DFS oo maanta gudbisay dacwad ka dhan ah ee dalka Kenya
(July 13, 2015)
Hague:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta Maxkamadda Caddaaladda ee fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, u gudbisay dacwad ka dhan ah Jamhuriyadda Kenya kuna saabsan soohdinta b
Ra’iisul wasaare Sharmaake oo safar ku imaanaya magaalada Garoowe
(July 13, 2015)
Garoowe:-Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Ra'isal
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galaya Shirweynihii 3aad ee dhinaca Maalgashiga Horumarinta oo ka dhacaya Addis Ababa
(July 13, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xassan Sheekh. Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaa oo uu